Naadiga Ardayda Deeqda Waxbarasho HSF
Diiwaangelintu waxay u furan tahay xubnaha Naadiga Ardayda Deeqda Waxbarasho HSF kaliya.
Enter the verification code sent to your registered address.
Tartamuhu waa inuu ka tirsanyahay naadiga ardayda deeqda waxbarasho ee HSF ama ardayda Al-Nuur.
In uu doorto mid kamid ah qeybaha tartanka (10 juz, 20 juz ama 30 juz).
Haddii uu ardayga horey ugu soo tartamay qeyb kamid ah saddexda qeybood ee tartanka, sanadka isla qeybtaas ama qeyb ka hooseysa uma tartami karo.
Ardaygii kaalinta 1-aad mar ka gala qeybta 30-ka juz mar kale ma u tartami karo.
Ardaygu waa inuu muraajaco badan sameeyaa ka hor tartanka kana qeyb galaa imtixaanka tijaabada.
Ardaygii aan ka-qeybgalin ama aan ka gudbin imtixaanka tijaabada kama qeyb gali doono tartanka Qur'aanka Kariimka.
Ardayga is-diiwaan geliya haddana go'aansada inuu ka haro tartanka waa inuu soo sheegaa isbuuc ka hor maalinka la qabanayo tartanka.
F.G: